Shirka Maalgashiga Puntland oo maanta si rasmi ah loo daah furay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah u furay shirka maalgashiga Puntland, waxa uu Madaxweynuhu ka jeediyey khudbad aad u muhiim ah oo si dhaba u taabanaysa arrimaha Maalgashada ee Puntland. “Waxaan aad ugu faraxsanahay in shirkani maanta qabsoomo, dadkii lagu casuumey intoodii badnayd inay soo aqbalaan oo kasoo qayb-galaan waa calaamad … Continue reading Shirka Maalgashiga Puntland oo maanta si rasmi ah loo daah furay (Daawo Sawirada)